Jubaland oo sheegtay in khilaafka siyaasadeed uu sababay in gargaarkii gaari waayo deegaannada qaar
Axad: November 14, 2021 Maamulka Jubaland ayaa sheegay in khilaafka siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo uu caqabad...
Rooble oo loogu Hambalyeeyay Guusha uu ka gaaray dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare.
Axad: November 14, 2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee...
AM M oo ka hadashay goobta lagu fulin doono xukunka dilka ah ee lagu riday askartooda.
Axad: November 14, 2021 Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig...
Booliiska Garoowe oo bartamaha magaalada ku qabtay gaari maarked ah oo khamri sida iyo laba nin oo watay.
Axad: November 14, 2021 Booliiska caasimadda Garoowe ayaa bartamaha magaalada ku qabtay gaari maarked ah oo khamri sida...
Ciidanka Amniga Oo Howlgalo Ka Sameeyay Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Banaadir
Axad: November 14, 2021 Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Haramcad ee Booliska dowladda iyo kuwa qeybta galbeed...
Maxamed Sh Cismaan Jawaari Oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada
Axad: November 14, 2021 Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyey warar sheegayay in xaaladda Caafimaad...
Guddiga Doorashada Heer Fadraal oo Agabkii Doorashada u kala diray DG Dalka
Axad: November 14, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad...
Al-Shabaab oo weeraray Garoonka Baraawe & Taliska Ciidanka xoogga oo ka hadlay
Axad: November 14, 2021 Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha degmada Baraawe ee...
Agab doorasho oo lagu wareejiyay Guddiyada doorashada Somaliland & Banaadiriga
Axad: November 14, 2021 Wareejinta agabka Doorashada ayaa qayb ka ah dardar gelinta Doorashada Gollaha Shacabka oo si...
Ciidamada Xeebaha Galmudug oo Gacanta ku dhigay Marka si Sharci dara ah uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug
Axad: November 14, 2021 Ciidamada ilaalada xeebaha Maamulka Galmudug ayaa howlgal ay sameeyeen waxaabay ku qabteen Markab si...