Golaha ammaanka QM oo kordhiyey cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya
Talaado: November 16, 2021 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale dib cusbooneysiiyey cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya,...
Iraan oo walaac ka muujisay dhoolatus militari oo ay wada sameeyeen dalalka khaliijka iyo Israa’iil
Talaado: November 16, 2021 Tallaabadan oo aan cidna aysan maskaxdeeda ku soo dhacdeen saddex sano ka hor, ayaa...
Taliye Xijaar oo Magaalada Lyon kula kulmay Xoghayaha Guud ee INTERPOL
Talaado: November 16, 2021 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku...
Wasiir Al-Cadaala oo sheegay in R/W Rooble uusan wadahadal la geli doonin Ahlu-Sunna
Talaado: November 16, 2021 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...
Wasiirka Amniga iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka qeyb galay shir Ammniga.
Talaado: November 16, 2021 Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulllaahi Maxamed Nuur iyo ku xigeenka wakiilka gaarka...
Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Jubaland oo kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Puntland
Talaado: November 16, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan gaar...
Dacwad oogaha militariga Libya oo ka codsaday guddiga doorashada inay joojiyaan musharaxnimada Saif al-Islam Gaddafi.
Isniin: November 15, 2021 Dacwad oogaha militariga Libya, Mohamed Gharouda, ayaa ka codsaday guddiga doorashada dalkaasi inay joojiyaan...
Cabsi caawa ka jirta Muqdisho Degmooyinka Dayniile iyo wardhiigley kadib markii ay soo baxsadeen 2 Waraabe oo ku jiray xerada Daaru Salaam
Isniin: November 15, 2021 Waxaa caawa maqribkii lagu kala cararay magaalada Muqdisho kadib markii uu soo baxay Warar...
Maxaa baajiyay Shirka IGAD ee looga hadli lahaa Xaaladaha Itoobiya & Suudaan
Magaalada Kampala Caasimadda Uganda waxaa maanta oo ah 15-ka November 2021 lagu waday in uu ka dhaco shir...
SAWIRO:- Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee Dalka...