Kooxo hubeysan oo Suuqa Juungal ee degmada Yaaqshiid ku dileen Nabadoon Maxamed Xassan Nuur
Arbaco: November 17, 2021 Kooxo hubeysan ayaa Xaafad ku taalla Suuqa Juungal ee degmada Yaaqshiid waxaa ay ku...
Wasiirka Amniga oo digniin u diray shaqsiyaad uu sheegay inay caqabad ku yihiin dhismaha wadada Muqdisho iyo Jowhar.
Talaado: November 16, 2021 Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo maanta soo kormeeray dhismaha ka socda wadada...
Dowlada Uganda oo shegtay In Qaraxii saaka gilgilay Kampala ay ku dhinteen 15 qof
Talaado: November 16, 2021 Lix qof ayaa ku dhimatay qaraxii maanta ka dhacay caasimadda Uganda, saddex kamid ah...
Madaxweynaha Shiinaha oo kulan la qaatay Joe Biden ugana digay in raadinta madax-bannaanida Taiwan ay la mid tahay “in dab lagu ciyaarayo”.
Talaado: November 16, 2021 Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Mareykanka Joe Biden, isagoo uga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Bangigga Adduunka
Talaado: November 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi...
Rooble oo magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug
Talaado: November 16, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo gaaray magaalada Xeraale
Talaado: November 16, 2021 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali “Axmed...
Janaraalka reer Libya Khalifa Haftar oo shaaciyay in uu tartamayo doorashada madaxtinimada dalkaas
Talaado: November 16, 2021 Janaraalka reer Libya, Khalifa Haftar ee hoggaamiyo ciidamada fadhigeedu yahay bariga dalkaas ayaa shaaciyay...
Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Kampala iyo xaalada magaalada oo caawa kacsan
Talaado: November 16, 2021 Waxaa muuqda saameynta ay yeesheen qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda dalka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqaday Xarumaha doorashada ee xarunta galmudug ee dhuusamareeb.
Talaado: November 16, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed...