Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil oo ka hor timid kiiska maxkamadda ciidamada qalabka sida.
Axad: November 21, 2021 Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ka hadashay natiijadii...
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad oo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug
Axad: November 21, 2021 Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad ayaa maanta soo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane oo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey
Axad: November 21, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa bahda waxbarashada Soomaaliyeed...
Xaalado Caafimaad daro oo ka taagan Puntland
Waxaa lagu soo warramayaa in reer guuraa badan oo ku nool deegaanada Puntland ay isugu tageen degaano ka...
Hanti-dhowaraha oo shaaciyey warbixinta baaritaanka maaliyadda laamaha dawladda federaalka
Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa soo saraay warbixin sannadeedka ku saabsan baaritaanka maaliyadda...
Jubbaland oo ka hadashay weerar ay Shabaab ku qaadeen Dhoobley
Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidan ka tirsan...
Farmaajo oo aan ka hadlin geerida Cabdi Casiis Afrika oo Hambalyo diray
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey...
Xeerilaalinta war kasoo saartay Kiiska Ikraan
Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Gen Cabdullaahi Buule Kameey ayaa sheegay in hogaanka NISA lagu...
RW Rooble oo qaabilay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta
Hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay in 75 tahriibayaal ah ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka ee...
Weeraro loo adeegsaday 14 diyaarad oo drone ah oo lagu qaaday Sacuudi Carabiya
Axad: November 21, 2021 Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Sabtidii sheegay inay 14 diyaarad oo drone ah...