Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo gaaray Degmada Guriceel
Isniin: November 22, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali Axmed Dheere ayaa...
Madaxweynaha dowladda deegaanka Soomaalida oomadaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas ku eedeeyay in uu taageero TPLF
Isniin: November 22, 2021 Madaxweynaha dowladda deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar oo wareysi siiyey Telefishinka EZ ayaa eedeymo...
Guuleystayaasha Tartanka Gabayada Hoyga Maansada 2021 oo la shaaciyay
Isniin: November 22, 2021 Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay dadka ku guuleystay Tartanka Sanadlaha ee uu...
Saraakiisha Maraykanka oo aqoonsaday ninkii dadka dabbaaldagaya gaariga ku jiirsiiyey gobolka Wisconsin
Isniin: November 22, 2021 Ilo wareegyo ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in Darrell Brooks uu ahaa ninkii gaariga...
Shirka Wada-tashiga Qorshe howleedka 2021-2022 oo ka furmay Magaalada Baydhabo eeKoonfur Galbeed
Isniin: November 22, 2021 Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay Magaalada...
Saraakiisha Sudan oo xabsiga ka sii daayey siyaasiyiin rayid ah
Isniin: November 22, 2021 Saraakiisha Xukuma dalka Sudan ayaa xabsiga ka sii daayey siyaasiyiin rayid ah oo la...
Guddiga doorashada Galmudug oo hal maalin ku kordhiyay waqtiga is Diiwaangelinta musharixiinta Xildhibaanada
Isniin: November 22, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Galmudug ay hal maalin...
Kenya “ Dadka aan la tallaalin waxaa laga mamnuuci doonaa goobaha dadweynaha
Isniin: November 22, 2021 Shacabka Kenya ayaa loo diidi doonaa baararka, maqaayadaha, iyo gaadiidka dadweynaha wixii ka bilowda...
Muqdisho oo lagu ansixiyay Istiraatiijiyada Machadka Dawladda Hoose ee Sadexda sano ee soo socoto.
Isniin: November 22, 2021 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maalinti labaad qabtay kulan lagu ansixinayay istiraatiijiyada Machadka Dawladda Hoose...