Xildhibaan Maareeye oo markale loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacaabka
Talaado: November 23, 2021 – Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa markale...
Amar cusub oo la dul dhigay musharraxiinta doorashada Soomaaliya
Talaado: November 23, 2021 Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in aanan la aqbali doonin in musharraxiinta u tartameysa...
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo sheegay inuu tagayo jiida hore ee dagaalka
Talaado: November 23, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu shaaciyay...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga
Talaado: November 23, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan dhiirrigelin ah Saraakiisha Ciidamada Booliska Puntland kula...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Talaado: November 23, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo.
Talaado: November 23, 2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa...
Wasiirka Warfaafinta oo si adag uga jawaabay eedeyn xooggan oo ka soo yeertay mid ka mid ah musharraxiinta mucaaradka
. Talaado: November 23, 2021 Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabay eedeyn xooggan...
Doorashada Xildhibaanada Goballada Waqooyi oo Maanta ka dhacaysa Muqdisho
Talaado: November 23, 2021 Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada 6 kamid ah...
Maamulka Galmudug oo baaq deg deg ah ka soo saaray Abaaraha ka jira Galmudug
Talaado: November 23, 2021 Wasiirka Wasaaradda Warfaafina Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo...
Qaraxa Gabal dhicii ka dhacay xaafadda Xaawo Taako ee degmada Afgooye
Isniin: November 22, 2021 Degmada Afgooye waxaa galabta ka dhacay qarax loo adeegsaday miino la dhigay meel u...