Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda oo Hey’adda Socdaalka (IOM) kala wareegay Gaadiid loogu talagalay in ay ka howlgalaan xuduudaha Dalka.
Talaado: November 23, 2021 Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa Hey’adda...
Wasaaradda Ganacsiga iyo hay’adda UNIDO oo dhiiri gelin u sameeyay ganacsato soo bandhigtay Cagafyo
Talaado: November 23, 2021 Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNIDO iyo Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya,...
Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay Muqdisho oo goordhaw ka dhacay agagaarka warshadii hore ee Caanaha
Talaado: November 23, 2021 Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah gobolka...
Madaxweyne Erdogan oo wacad ku maray in uu ka guulaysan doono “dagaalka dhaqaale ee madaxbanaanida”
Talaado: November 23, 2021 Lacagta Turkiga ee Lira ayaa aad hoos ugu dhacday ka dib markii madaxweyne Erdogan...
Madaxweyneyaasha Kenya iyo Koonfur Afrika oo ka wadahadlay fududaynta dal-ku-galka iyo ganacsiga
Talaado: November 23, 2021 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku jooga...
Maraykanka oo digniin ka soo saaray dagaalka sii xoogaysanaya ee Itoobiya
Talaado: November 23, 2021 Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ka digay in sii...
Ilaaladii jeneraal Mascuud oo gaari la rogmaday iyo dhawacyadii laga soo qaaday dhusamareeb oo caawa Muqdisho la keenay
Talaado: November 23, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in galabta gabaldhicii uu rogmay gaari...
Musharaxiinta qaadacay doorashada maanta ee Somaliland oo shaaciyey arrimo yaba leh oo hoolka ka dhacay
Talaado: November 23, 2021 Labo kamid ah musharaxiintii ku tartamayay kuraastii Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi ee maanta...
MD Farmaajo oo ka qyeb galaya Shir madaxeedka dalalka COMESA
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb-galo Shir Madaxeedka...
Guddiga doorashada heer federaal oo war kasoo saaray arrin muran xoogan dhalisay ee Musharixiinta ka cabanayaan
Talaado: November 23, 2021 Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa markii u horeysay ka hadlay Musharaxiinta...