Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta oo taageeray Doorashada Xildhibaanada xili musharixiinta ay ka soo hor jeesteen.
Arbaco: November 24, 2021 Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa war-murtiyeed u gaar ah, oo aysan...
Ciidamada Puntland oo jawaab ka bixiyay tallaabo uu qaaday madaxweyne Deni
Ciidamada Puntland ayaa ka hor yimid go’aan madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni uu xilka ugu magacaabay agaasime...
Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho & Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu kala doortay kuraas kamid...
Maamulka G/Hiiraan oo Saraakiisha AMISOM kala shiray Amniga doorashooyinka
Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Gudoomiye ku Xigeenka Amniga gobalka Hiiraan Axmed Cabdullaahi Cusmaan Inji ayaa maanta...
Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay sida ay ku bilaawdeen Doorashooyinka Golaha Shacabka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga musharrixiinta ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo...
RW Rooble oo Amar siiyay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed...
Mahad Cabdalla Cawad oo dib loogu doortay kursiga Golaha Shacabka
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada kursiga Hop104 oo uu markale ku guuleystay...
Mas’uulkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo ku dhawaaqay in uu ku biirayo dagaalka Itoobiya
Injineer Maxamed Shaale Isxaaq oo ah madaxa xisbiga haya talada Itoobiya ee u qaabilsan Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa...
Madaxweyne Biden oo fasaxay isticmaalka keydka shidaalka Mareykanka
Lix waddan oo uu Mareykanka ku jiro ayaa Talaadadi sheegay in ay qorsheynayaan in ay u dhacaan keydadkooda...
Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey Cabdicasiis Afrika
Arbaco: November 24, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo...