Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye xigeenka qeybta Booliska ee Gobolka Cayn.
khamiis: November 25, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr....
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Xilka la wareegay
khamiis: November 25, 2021 Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ay horkacayso Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelberde
khamiis: November 25, 2021 Wafdigaan oo isugu jiray Mas’uuliyiin ka soctay Wasaaradda Gargaarka maareynta masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur...
Abiy Ahmed oo Hogaaminayo dagaalka lagula dagaalamayo Maleeshiyaadka Tigray maalintii sadaxaad
khamiis: November 25, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa Arbacadii ku biiray furinta hore ee halka ciidamadiisa...
Heritage oo shaacisay halis xooggan oo kasoo socota ku shubashada doorashada
khamiis: November 25, 2021 Warbixin uu soo saaray machadka daraasaadka ee Heritage oo si qoto dheer looga hadlayey...
Guddiga doorashada Liibiya oo liiska musharraxiinta madaxweynaha ka saaray wiil uu dhalay Gaddafi
khamiis: November 25, 2021 Guddiga doorashada Liibiya ayaa Arbacadii sheegay in Saif al-Islam Gaddafi, oo ah wiil uu...
Deg deg: Yaasiin Farey oo loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka
khamiis: November 25, 2021 Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Soomaaliya waxaa lagu q doorashada kuraas ka mid ah Golaha...
ku dhawaad 10 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay saakay magaalada Muqdisho
khamiis: November 25, 2021 Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku geeriyooday 17 kalena waa ku dhaawacmeen qarax saaka...
Dalalka Turkey iyo Imaaraadka Carabta oo kala saxiixday heshiis ku kacaya balaayiin doolar,
khamiis: November 25, 2021 Turkey iyo Imaaraadka Carabta ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya balaayiin doolar, oo ay...
Sirdoonka gabdhaha ah ee dalka UK iyo sida ay u shaqeeyaan
khamiis: November 25, 2021 Tani waa sheekada Amena tan iyo markii nay codsato boos ka mid ah barnaamijka...