Nooca cusub ee xanuunka COVID-19 oo caalamka walaac ku abuuray
Axad: November 28, 2021 Nooca cusub ee xanuunka ee COVID-19 ayaa si xowli ah ugu faafaya qaaradda Yurub,...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo qasriga madaxtooyada ee Hargeysa ku qaabilay madaxweynaha dalwad-deegaanka Soomaalida Itoobiya
Axad: November 28, 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta qasriga madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa waxaa uu...
Shir u dhaxeeya Dowlad Gobaleedyada iyo Dowladda dhaxe oo Kismaayo ka furmaya
Axad: November 28, 2021 Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...
Canada iyo maraykanka oo xayiraad ku soo rogay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah.
Axad: November 28, 2021 Waddanka Canada ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo Afrikaan...
Markabkii Ugu Horreeyey Oo Saaka Kusoo Xirtey Dekedda Garacad.
Axad: November 28, 2021 Waxaa oo saaka Axad ah Dekadda cusub Garacad ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qorsheynaysa inay doorashada ka soo wareejiso magaalada Beledweyne.
Axad: November 28, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne laguna qabto...
Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay lix ka tirsan militariga Suudaan
Axad: November 28, 2021 Lix askari oo ka tirsana militarig Suudan ayaa Sabtidii lagu dilay weerar ay ciidammada...
Maxaa looga hadlay shirweynihii Dalka Macedonia ay ku yeesheen Jaaliyadaha Galmudug ee Yurub.? [SAWIRRO]
Axad, 28 Nov 2021 [QARANIMO ONLINE] Magaalada Struga, ee ku taal Waqooyiga Macedonia, waxaa lagu qabtay Shirwaynihii sanadlaha ahaa oo...
Magaalada Beydhabo oo maalintii labaad marti galineysa Doorashada Kuraas kamid Golaha shabacabka.
Axad: November 28, 2021 Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in maanta la qaban doono kursiga tirsigiisu...
Cabsi laga qabo in laga qaxo xaafadaha qaar ee magaalada Boosaaso iyo ciidanka PSF oo la soo dhoobay
Axad: November 28, 2021 Waxaa wali taagan oo aan xal laga gaarin khilaafka u dhexaya maamulka Puntland iyo...