Madaxweynaha Lubnaan oo wada hadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka dalka Qatar
Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland
Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland ee...
Cudurka Jadeecada oo Galkacyo ka dilaacay
Talaado: November 30, 2021 Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa ka dilaacay Cudurka Halista ee Loo yaqaano Jadeecada...
Ciidamada Booliska oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho
Talaado: November 30, 2021 Talaado: November 30, 2021 Hawlgalkaan oo ahaa mid lagula dagaalamayay Burcada hubeysan iyo kooxaha...
Madaxweynaha DG Koofur Galbeed oo magaalada Kismaayo saakay ku wajahan si uu ula kulmo dhiggiisa Axmed Madoobe
Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo...
RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku amray ilaalinta hufnaanta doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay Guddiyada...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika...
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay...
SAWIRO:- Shir Midowga Musharrixiinta Maalintii 4aad uga socdo Muqdisho
Waxaa Maalintii Afaraad oo xiriir ah uu shir uga socdaa Magaalada Muqdisho Xubnaha Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kaas oo...
Jabuuti oo heshay diyaarad ay u adeegsato ciidamadeeda jooga Soomaaliya
isniin: November 29, 2021 Dowladda Jabuuti ayaa heshay diyaaraddii labaad ee nooceedu yahay MA-60, taasoo ay u adeegsan...