TPLF oo laga qabsaday magaalo taariikhi ah
khamiis: December 2, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen magaalada taariikhiga ah ee...
Waxaa sii xumaanaya oo haatan heerkii ugu hooseeyey gaaray xiriirka Ra’iisul wasaare Rooble iyo golaha midowga musharaxiinta
khamiis: December 2, 2021 Waxaa sii xumaanaya oo haatan heerkii ugu hooseeyey gaaray xiriirka Ra’iisul wasaare Rooble iyo...
Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya oo noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha
Arbaco: December 1, 2021 Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya ayaa noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha ee adduunka...
magaalada Boosaaso dedaallo ay ugu kala dabqaadayaan ciidammada dowladda iyo ciidammada la dagaallama argagixisada ee PSF
Arbaco: December 1, 2021 Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka ee dowlad goboleedka Puntland...
Madaxweyne sheegay in askar tababarka dhameysata la siin doono ulo baddalkii hubka
Arbaco: December 1, 2021 Madaxweynaha South Sudan Salva Kiir ayaa sheegay in askarta dalkaas ee kasoo qaliin jebisay...
Weriyaha caanka ah oo ka tirsanaa teleefishinka CNN oo laga joojiyay shaqada kadib markii uu caawiyay walaalkii oo ah barasaabkii hore ee New York
Arbaco: December 1, 2021 Weriyaha caanka ah ee ka tirsanaa teleefishinka CNN ayaa laga joojiyay shaqada kadib markii...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Boosaaso & Cabsi Soo wajahday Shacabka Magaalada
Arbaco: December 1, 2021 Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in weli xiisad xoogan ay ka...
Xukuumadda ROOBLLE oo soo saaray go’aan la xiriira doorashooyinka dalka
Arbaco: December 1, 2021 Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Ibraahim Macallimu oo qoraal soo saaray ayaa shaaciyey go’aanka...
Ciidamada Isbaheysiga Yeman oo burburiyay Dooni Shixnad Hub ah u sidday Xuutiyiinta
Arbaco: December 1, 2021 Telefeshinka Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in Ciidamada Isbaheysiga ay burburiyeen dooni xuutiyiinta Hub iyo...
Madaxweyne Lafta-gareen oo kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka
Arbaco: December 1, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan kula...