Wasiirka warfaafinta Somaliland oo sheegtay in ay hakiyeen Mashaariic QM ay ka fulin jirtay Somaliland.
Sabti: December 4, 2021 Saleebaan Cali Koore,Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland oo ka fekereysa madax...
Howlgal ka dhan ah Dadka Ka ganacsado dhuxusha oo bilowday Deegaanada Galmudug
Sabti: December 4, 2021 Maamulka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo lagula dagaallamaayo kooxaha ka ganacsadada dhuxusha ee...
Al-Shabaab Oo Xalay Weerar Madaafiic Ah Ku Qaaday Saldhig Ay Leeyihiin Ciidanka Kenya
Sabti: December 4, 2021 Wararka aan ka helayno degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa...
Daalibaan oo mamnuucday guurka qasabka ah ee dumarka
Sabti: December 4, 2021 Taliban ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso guurka qasabka ah ee Afgaanistaan, iyadoo...
Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso
Sabti: December 4, 2021 Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada Carmo...
Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay xirayso dugsiyada Sare
Sabti: December 4, 2021 Madaxda Sare ee dalka Itoobiya ayaa xiray dhammaan dugsiyada sare ee ku yaalla dhamamaan...
Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka
Sabti: December 4, 2021 Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in si...
Wada-hadalladii Mareykanka iyo Iran oo lagu kala-tegay kadib tallaabo ay qaaday Iran
Sabti: December 4, 2021 Wada-hadallada aan tooska aheyn ee Mareykanka iyo Iran ee la doonayo in lagu badaabadiyo...
Golaha Ammaanka ee QM oo waqti ugu daray howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida
Sabti: December 4, 2021 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi uu ka yeeshay waxa laga yeelayo howlgalka...
Doorashada kaliya ee uu ogol yahay’ FARMAAJO
Khamiis: December 2, 2021 Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa madaxweynaha...