Magaalada Addis Ababa Itoobiya oo dibadbax ka dhigay qaar kamid ah Shacabka Qowmiyaha Tigreey ee ku nool Magaaladaasi Addis Ababa.
Axad: December 5, 2021 Waxaa Maanta Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya dibadbax ka dhigay qaar kamid...
Maamulka Somaliland oo burburisay Guryo ay deganaayeen dad rayid ah
Axad: December 5, 2021 Dawladda Hoose ee Magaalada Berbera Somaliland ayaa saaka Cagaf Cagaf gelisay qeybo ka mid...
Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka oo meel fiican maraya
Sabti: December 4, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka kala...
Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka oo meel fiican maraya
Sabti: December 4, 2021 Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed...
Xildhibaanada Galmudug kumetela beesha Waceysle oo sheegay in kursiga Hop067 loo dhacay Agaasimaha NISA Yaasiin Farey.
Sabti: December 4, 2021 Wax garadka beesha Waceysle oo maalmihii la soo dhaafaayay sheegay in la dhacay kursiga...
Madaxweynaha Faransiiska Macron oo booqanaya Sacuudiga oo sheegay in uusan hilmaamin dilkii Khashoqji
Sabti: December 4, 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga....
Xaalada Muqdisho oo kacsan iyo Ciidamada badbaado Qaran oo ku soo wajahan Muqdisho.
Sabti: December 4, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan shirarkii socday maalmihii la soo dhaafay...
dalka Indonesia oo foolkaanooyiinka ka qarxay iyo digniin u direen shirkadaha diyaaradaha, maadaama ceyryaamo ay halkaasi qarisay
Sabti: December 4, 2021 Waxaa markii labaad muddo bilo gudahood dadka ku nool jasiiradda Java ee dalka Indonesia...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo Kulan ku qaatay Muqdisho.
Sabti: December 4, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Deni oo la sameynayaan hoggaankii xilka laga qaadey ee PSF
Sabti: December 4, 2021 Wararka naga soo gaarayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya inay weli...