Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Heer Wasiir ee Jaamacadda Carabta
Talaado: December 7, 2021 Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo u wehliyo Danjiraha...
Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay baaq cusub ku wajahan shacabka Soomaaliyeed
Talaado: December 7, 2021 Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa iclaamisay in la sameeyo Salaad roob doon ah...
Guddiga doorashooyinka oo si cad ugu sheegay awoodda doorashada in ay ayaga masuulka ka yihiin.
Talaado: December 7, 2021 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Cirro oo ka jawaabay dalabkii golaha midowga...
Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda warbaahinta gaar ahaan Agaasimayayaasha Tv-yada iyo Idaacadaha Muqdisho
Isniin: December 6, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay madaxda Hay’adaha...
Dowladda Mareykanka oo ugu baaqday dowladda federaalka in ay Wada hadal la galaan maamulka Ahlu-Sunna
Isniin: December 6, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka dooneyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-Sunna inay...
Maxamed Bin Salmaan oop bilaabaya booqasho uu ku tagayo dalalka Khaliijka Carabta
Isniin: December 6, 2021 Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed Bin Salmaan, ayaa maanta oo Isniin ah bilaabaya booqasho...
Ciidamada Itoobiya oo dib u qabsaday labo magaalo oo istiraatiiji ah
Isniin: December 6, 2021 Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha, kuwaas...
Muuse Suudi Yalaxow “ Villa Somaliya ma tagin ma dhiman waa noo lahay ayaga oo wanaagsan ayaan tagi waayay
Isniin: December 6, 2021 Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si adag u beeniyay warar laga faafiyo oo sheegaya...
Shir loogu magac daray hanaanka dhab u heshiisiinta oo ka furmay Muqdisho
Isniin: December 6, 2021 Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyadda xiriirka ee...