Rooble oo mar kale maanta dhameeyay Qilaafkii u dhaxeeyay Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed
Sabti: December 11, 2021 Wararka ka imaanaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegaya...
UNICEF” 2.6 milyan oo qof oo wajahaya biyo yari abaarta ka dhalatay Soomaaliya”
Sabti: December 11, 2021 Sanduuqa badbaadada caruurta ee Qaramada Midoobay ee (UNICEF), ayaa Jimcihii ku baaqday in la...
Maxaad ka ogtahay janaraalka bidaarta leh ee TPLF u dejiyo kaartada dagaalka
Sabti: December 11, 2021 Kaddib gacan bidxeeyntii soo martay iyo in uu ka fariistay hawshii ciidannimada tobanaan sano...
Dowladda Finland oo ku dhawaaqday inay soo iibsanayso 64 diyaaradaha dagaalka F-35A
Sabti: December 11, 2021 Dowladda Finland oo ku dhawaaqday inay soo iibsanayso 64 diyaaradaha dagaalka F-35A “Lockheed Martin...
TPLF oo beenisay in magaalada Kombolcha ee waqooyiga Itoobiya ay ka bililiqeysteen kayd cunto ah
Sabti: December 11, 2021 Fallaagada Tigreega ee TPLF ayaa Jimcihii beenisay in magaalada Kombolcha ee waqooyiga Itoobiya ay...
Jilaaga Maraykanka Jussie Smollett oo lagu helay dembi ah inuu booliiska u gudbiyay dacwad been abuur ah
Sabti: December 11, 2021 ka dib markii uu sheegay inuu la kulmay fal cunsurimo ah. Smollett, oo 39...
Seeynisyahano ogaaday sababaha keena cirrada iyo waxa lagu daweyn karo
Sabti: December 11, 2021 Seeynisyahano ayaa sheegay in laga yaabo in ay heleen in walbahaarka ama walwalka uu...
Hay’adda Qaramada Midoobay oo sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan waxbarashada carruurta
Sabti: December 11, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhallaanka ayaa sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo ku amaanay U qeybsanayaasha Safaaradda Somaliya Socdaalka Kenya dadaalka uu muujiyay Sawiro
Sabti: December 11, 2021 Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo maalmo...
Ciidamada Puntland oo howlgalo ka sameeyeen Buuraha Golis
Sabti: December 11, 2021 Wararka kaa imanaya Puntland ayaa sheegaya in Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ay howlgallo qorsheysan...