Shirkadda DIGNITAS oo soo saartay qalab yaab leh iyo muran ka dhashay
Sabti: December 11, 2021 Shirkad Dignitas ayaa soo saartay aalad cusub oo qofka uu naftiisa ku goyn karo...
Raila Odinga oo markii shanaad u tartamaya madaxweynaha Kenya
Sabti: December 11, 2021 Hoggaamiyaha mucaaradka ee ruug caddaaga ah Raila Odinga ayaa Jimcihii shalay bilaabay ololihiisa shanaad...
Raiisel wasaaraha India oo ku ag suuxay naxashyada ay ku jiraan hadhaagii hilbaha taliyihii ciidamada difaaca Hindiya
Sabti: December 11, 2021 Raiisel wasaaraha India Narendra Modi ayaa ku ag suuxay naxashyada ay ku jiraan hadhaagii...
Galmudug oo ku dhawaaqday in tilaabo ciidan ay ka qaadi doonto beellaha ku dagaallamaya Galgaduud
Sabti: December 11, 2021 Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in awooddeeda oo dhan ay isugu gayn doonto sidii...
Qasaaraha ka dhashay dagaalkii Kaxandhaale ee shalay oo soo kordhaya
Sabti: December 11, 2021 Wararka naga soo gaaraya degaanka Kaxandhaale oo ku dhow degmadda Balanbal ee Gobolka Galgaduud...
Bankiga Adduunka Oo Ku Dhawaaqay Inuu Soomaaliya Ka Taageerayo Korontada
Sabti: December 11, 2021 Bankiga Adduunka ayaa ku dhowaaqay mashruuc ku kacaya 150 milyan oo dollar oo dib...
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg oo diiday dalabaadka Ruushka ee ah in la baabi’iyo ballanqaadkii 2008 ee Ukraine
Sabti: December 11, 2021 Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa diiday dalabaadka Ruushka ee ah in la...
Dowladda Somalia Oo Maanta Dowlada Cuman Kala Wareegtay Deeq Daawo Ah
Sabti: December 11, 2021 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maanta Deeq isugu jirta Qalab iyo...
Puntland oo arrimaha doorashooyinka kala hadashay wadamo dhowr ah
Sabti: December 11, 2021 Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland iyo 8 kamid ah dalalka taageera Dilmuquraadiyadda Puntland,...
Shir lagu dhisamyo Maamul cusub oo uu yeesho Galmudug oo maanta ka qabsoomay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud
khamiis: December 9, 2021 Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in maanta uu halkaas...