Askariyad reer Nigeria oo loo xiray guur laga dalbaday oo ay aqbashay.
Talaado: December 21, 2021 Afhayeenka ciidamada Nigeria ayaa sheegay askariyad ka tirsan ciidamada dalkaasi ayaa xabsiga loo taxaabay...
Turkiga oo ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xasilineyso qiimaha lacagta dalkaas
Talaado: December 21, 2021 Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin ay ku xasilineyso qiimaha lacagta waddankeeda. Liirada ayaa...
Militariga Itoobiya “oo galay magaalo ka tirsan gobolka Tigray”
Talaado: December 21, 2021 Waxaa jira warar sheegaya in militariga federaalka Itoobiya laga yaabo inay gudaha u galeen...
Iran oo shaaca ka qaaday sharuudaha ku xiran wada hadal ay la gasho Sacuudiga.
Talaado: December 21, 2021 Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran, Said Khadiib Saadah, ayaa sheegay in wadahadal dhexmara...
Bisha Cas ee Qatar oo soo gabagabaysay howlo caafimaad oo ay ka wadday Soomaaliya
Talaado: December 21, 2021 Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Qatar oo kaashanaysa wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay...
Alshabaab Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Saldhig Ku Yaal Magaalada Baydhabo
Talaado: December 21, 2021 Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira dagaal xalay ka dhacay magaalada...
La-taliyeyaasha madaxweynaha Ruushka iyo Mareykanka oo wada hadal khadka taleefanka ah yeeshay
Talaado: December 21, 2021 La-taliyaha arrimaha dibadda ee madaxweynaha Ruushka Yury Ushakov iyo la taliyaha amniga qaranka Mareykanka...
War deg deg ah; dagaal ka dhex Qarxay Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF Magaalada Boosaaso
Talaado: December 21, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in israsaasayn xooggan...
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo Turkiga kula kulmay Dhakhaatiir Soomaaliyeed Oo Takhasus Ku Qaadanaya Dalka Turkiga
Talaado: December 21, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka...
Milateriga Itoobiya oo ka hadlay go’aankii ay TPLF shalay shaacisay
Talaado: December 21, 2021 Milateriga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada Tigreegu aysan ka bixin gobollada Axmaarada iyo Canfarta...