Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro...
Liis xildhibaano oo la isku khilaafsan yahay oo looga dhowaaqay Puntland
GAROOWE — Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa soo saaray liiska xildhibaanada baarlamanka 6-aad ee Puntland, oo ka kooban...
Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo si xiiso leh uga socda Muqdisho
Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ka gaaray dhiggiisa xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ciyaar ka...
Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen
Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa lagu...
Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga Dalka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda...
US Navy Helicopters Destroy Houthi Boats in Red Sea after Attempted Hijack
The US Navy has destroyed Houthi “small boats” whose crew attempted to board a container ship in the...
Howjoogihii Khawaarijta ee degmada awdheegle oo lagu dilay howlgal qorsheysan
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in sanadka cusub la qaadayo dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee...
War-murtiyeed laga soo saaray wada-hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland
Wada-hadallada Jabuuti uga socda madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed...
Maareeyihii hore ee Dekada “Awoodii & saameyntii Shabaab waxba iskama beddelin (DOOD-WADAAG)
Sebti, 30 December (Qaranimo Online) Dr. Cumar Axmed Weheliye oo soo qabtay xilka Maareeyaha Dekadda Muqdisho bartamihii sannadkii...