Wasiir Jamaal oo shaqada ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta
Sabti: December 25, 2021 Wasiir Qorshaynta Soomaaliya ayaa xil ka qaadis kuu sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta...
Mareykanka oo xayiraadda ka qaadaya 8 dal oo African ah
Sabti: December 25, 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay,...
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo saakay xiray qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee Magalada muqdisho.
Sabti: December 25, 2021 Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xireen qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah...
Booliiska Mareykanka oo baaraya Dadka ka dambeeyay Dilka Imaamka Masjidka Abuu hureyra.
Sabti: December 25, 2021 Booliiska Mareykanka gaar ahaan qaybta dabagalka dambiyada ayaa baaraya Meydka Imaamka Masjidka Abuu hureyra...
Ciidanka Xoogga dalka oo fashiliyay miinooyin Shabaab geliyeen waddooyinka
Sabti: December 25, 2021 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka soo gala...
Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalkii Boosaaso
Sabti: December 25, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa la hadlayay warbaahinta Puntland ayaa ku baaqay...
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Khamiis: December 23, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska Karoona...
Dowladda Mareykanka oo dalbatay in la saxo khaladaadka ka jira doorashooyinka Soomaaliya
Khamiis: December 23, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa dalbatay in la saxo khaladaadka ka jira doorashooyinka Soomaaliya, xilli la...
Guddoomiyahii hore ee xisbiga Waddani Cirro oo ka hor yimid in la furo Xisbiyada ka hor doorashada
Khamiis: December 23, 2021 Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo sidoo kale ah Musharaxa madaxweynaha ee xisbigaas...
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray sugida Amniga doorashooyinka
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland kaas...