Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalada Magaalada Boosaaso
Madaxtooyada Puntland ayaa qoraal kasoo saartay dagaalka ka socda Magalada Boosaaso, iyaga oo ku eedeeyay in Agaasimihii xilka...
Maxay ka wada hadleen Xoghayaha Fulinta IGAD & RW Rooble?
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD...
Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo ansixiyay miisaaniyadda 2022
Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee...
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo soo gaaray Muqdisho
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD, Dr Workneh Gebeyehu,...
Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyeen...
Beesha Caalamka oo ka hadashay Shirka ay yeelanayaan Golaha wadatashiga Qaran
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta...
Mid kamid ah masaajidyadii ugu horreeyay dunida, oo la dhisay 1,200 oo sano ka hor oo laga helay saxaraha Negev ee ku yaalla Israa’iil.
Khamiis: December 23, 2021 Mid kamid ah masaajidyadii ugu horreeyay dunida, oo la dhisay 1,200 oo sano ka...
waddanka Mareykanka oo su’aal ka keenay diyaaradaha drones-ka ee uu Turkigu ka iibinayo waddanka Itoobiya
Khamiis: December 23, 2021 Mas’uuliyiinta waddanka Mareykanka ayaa su’aal ka keenay diyaaradaha drones-ka ee uu Turkigu ka iibinayo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda IGAD
Khamiis: December 23, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...
Shaqaale caafimaad oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir
Khamiis: December 23, 2021 Tababr socday muddo labo todobaad ah kuna saabsanaa daryeelka iyo daaweynta dhallaanka yar yar...