Shacabka Soomaaliyeed oo ka soo horjeestay Xadgudubka Dowladda Itoobiya
MOGADISHO – Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa martigalineysa dibadbax weyn oo looga soo horjeedo heshiiska Itoobiya iyo Somaliland...
Baarlamanka Carabta oo ka soo horjeestay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed
Qaahira – Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida iyo...
Jaamacadda Carabta oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan heshiis beenaadkii Itoobiya Somaliland
Qaahira – Afhayeenka rasmiga ah ee Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Jamaal Rushdie ayaa cambaareeyay heshiisyada is-afgaradka...
Ra’iisulwasaare Xamse oo si kulul uga hadlay xadgudubka Itoobiya ee dhulkeena ‘Bad, Beri iyo Cir’
Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre oo markii uu shirka soo idlaaday warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay shacayka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha JFS oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee BJFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada...
Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo Somaliland
MUQDISHO — Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Kadib kulan...
Shirkii Golaha Wasiirada ee Dowladda FS iyo Xadgudubka Dowladda Itoobiya
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024,...
Madaxweynaha JFS oo ugu baaqay Shacabka inay u midoobaan difaaca Midnimada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay...
Itoobiya iyo Somaliland oo kala saxiixday is-afgarad ‘taariikhi ah’
ADDIS-ABABA — Itoobiya iyo Somaliland ayaa maanta kala saxiixday is-afgarad ku saabsan iskaashiga dhinaca dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga. Xafiiska...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Dejinta Ajendayaal Muhiim ah
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada...