Wasiirka amniga oo ka wareejiyey sugidda ammaanka garoonka Muqdisho ciidanka nabad sugidda.
Sabti: January 1, 2022 Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa soo saarey amar uu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa magacaabay guddi ka kooban shan wasiir oo loo xil-saaray baaritaanka afgambigii
Sabti: January 1, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddi ka kooban shan...
Wasaaradda Caafimaadka oo war ka soo saartay Sheybaarada laga heli karo baarista COVID-19
Sabti: January 1, 2022 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay Sheybaarada laga heli karo adeegyada Baaritaanka...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudug ee Puntland oo ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay
Sabti: January 1, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa faah...
Khasaare ka dhashay qarax caawa ka dhacay Muqdisho
Sabti: January 1, 2022 Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday laba kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax...
Ra’iisal wasaare Abiye Axmed oo maktabad weyn ka furey Addis Ababa
Sabti: January 1, 2022 Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed, ayaa maanta ka furey magaalada Addis Ababa maktabad aad...
Tony Blair oo maanta laga billaabo magaciisa laga hormarinayo darajo cusub oo ah ‘Sir Tony’
Sabti: January 1, 2022 Tony Blair, Duches Cornwall iyo Baroness Amos ayaa lagu wadaa in loo magacaabo mid...
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeqe Makonnin oo sheegay go’aanka dowladda ee ku aaddan iney ciidamadu gelin gobolka Tigraay
Sabti: January 1, 2022 Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeqe Makonnin ayaa sheegay go’aanka...
Kim Jong-un oo wacad ku maray 2022-ka inuu baahiyaha shacabka wax ka qabanayo
Sabti: January 1, 2022 Hooggamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay dalkiisu inuu sanadkan cusub uu ahmiyadda koobaad...
Shir ku saabsan ka hortagga xagjirnimada oo magaalada Nairobi ka dhacay iyo Culumo caan ah ka hadashay
Sabti: January 1, 2022 Culumo Soomaaliyeed oo qurbaha ka tagay islamarkaana kulan diimeed ku yaashay magaalada Nairobi ee...