Puntland oo gudi kormeera u saartay beelo heshiis dhawaan gaaray.
Sabti: January 8, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka dowladda goboleedka Puntland ayaa guddi u magacaabay go’aanka Shirkii nabadaynta ee shalay...
Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo howlgallo ka sameeyay Kismaayo
Sabti: January 8, 2022 Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa Hawlgallo ka sameeyay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo. Sida...
Madaxweynaha Kazakhstan oo diiday inuu wada hadal la galo kooxo dibad bax kawada dalkaasi.
Sabti: January 8, 2022 –Madaxweynaha Kazakhstan Kassym Tokayev ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inuu diiday wax kasta oo suurtagal...
Jubbaland iyo Puntland oo bogaadiyey go’aankii uu qaatay RW Rooble ee Dubai
Sabti: January 8, 2022 Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aad u soo dhoweeyey tallaabada uu Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed...
Kuuriyada Koonfureed oo xayiraad socdaal ku soo rogtay Lix dal
Sabti: January 8, 2022 Kuuriyada Koonfureed ayaa kordhin doonta xayiraadda socdaalka ee lix waddan oo ku yaal Bariga...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dib uga bilaawday Muqdisho
Sabti: January 8, 2022 Waxaa xalay magaalada Muqdisho dib uga bilaawday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kadib maalin nasiino...
Biyo la’aan ka taagan deegaanka Filtu ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya
Sabti: January 8, 2022 Biyo la’aan baahsan ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaanka Filtu ee gobolka Liibaan ee...
Kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Boosaaso
Taliyaha Qeybta Booliska gobalka bari G/Sare C/qaadir Jaamac Dirir ayaa shir gudoomiyey shirka amniga gobalka bari , kaas...
Xukuumadda oo faahfaahisay ka bixisay Shirka golaha wadatashiga qaran ee Muqdisho ka socda
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaaladda Muqdisho ayaa galay maalintii 4aad, iyaddoo madaxdu ka arrinsanayaan qodobbada...
Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ururka 4aad Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan kafuliyey degaanka Gamboole ee...