Amniga Garoowe oo la adkeeyey kahor doorashada madaxweynaha
GAROOWE — Gudiga amniga Doorashada Puntland ayaa sheegay in la joojiyay laga bilaabo Saqda dhexe ee Caawa isu socodka...
Kacdoon hubeysan oo ka billowday Lughaya kadib damaca Ethiopia
Lughaya – Kacdoon hubeysan ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday magaalada Lughaya ee gobolka Awdal kadib markii ay...
Milatariga dalka ITOOBIYA oo go’aan culus soo saaray kadib heshiiskii BADDA
Addis Ababa – Taliska ciidanka milatariga waddanka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadlay heshiiska badda...
Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha Puntland
GAROOWE — Maamul goboleedka Puntland waxaa looga diyaargaroobayaa doorashada hoggaanka maamulka ee dhici doonta maalinta berri ah, waxaana maanta...
Bannaanbax looga soo horjeedo is-afgaradkii Itoobiya Somaliland oo ka dhacay Boorama
BOORAMA — Goobjoogayaal ku sugan magaalada Boorama ayaa u sheegay idaacadda VOA in halkaasi uu maanta ka dhacay...
Sharciyadda is-afgaradkii Ethiopia iyo Somaliland
Sharci-yaqaannada ayaa isku maandhaafsan sharci ahaanshiyaha is-afgaradkii dhowaan magaalada Addis Ababa ku dhex maray Ethiopia iyo Somaliland. Wariyaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga burinta is afgaradka Itoobiya iyo maamulka Somaliland
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Eritrea
ASMARA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo...
Taliye Suulnuuge oo ku geeriyooday Dagaal ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo maanta ka dhacay deegaan Hoosyimaada magaalada Caad ee Koonfurta...
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo kawada hadlay Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa meel cad ka istaagtay qadiyadda muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana ay sheegtay in...