Mareykanka oo hanjabaad adag u diray madaxda Soomaaliya
Arbaco: January 12, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxda Soomaaliya inay u hoggaansamaan habraacyada arrimaha doorashada iyo...
Gantaalka halista ah ee uu si toos ah u daawanayay Kim Jong-un markii la ridayay
Arbaco: January 12, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale tijaabisay gantaallada xawaarahooda ka dheereeya xilli uu si toos...
Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Arbaco: January 12, 2022 Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda...
Qasaaraha ka dhashay Qarax lala eegtay howl-wadeeno ka tirsan Qaramada Midoobay oo soo kordhaya.
Arbaco: January 12, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoogleh oo...
Isimada Puntland oo maalmahaan u fadhiyey xalka xiisadda magaalada Boosaaso oo caawa soo saaray 6-qodob
Talaado: January 11, 2022 Isimada dhaqanka Puntland oo maalmahaan u fadhiyey xalka xiisadda magaalada Boosaaso ee u dhaxeysa...
17 qof oo rayad ah oo la sheegay in lagu dilay gobolka Tigary
Talaado: January 11, 2022 Shaqaalaga gargaarka ee ka howlgala deegaanka Tigraay oo wakaaladda wararka ee AFP u warramay...
Bangiga Adduunka oo saadaaliyey dhaqaalaha dunida inuu hoos u dhac uu wajahayo Sanadkan 2022
Talaado: January 11, 2022 Bangiga Adduunka ayaa sheegay dhaqaalaha dunida inuu hoos u dhac xooggan uu soo wajahayo,...
Abaabul Ciidan oo caawa Muqdisho ka socda iyo banaanbaxayaasha oo Diyaar garoobay khamiista.
Talaado: January 11, 2022 Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo Hub uruursi ay kala wadaan maamulka Gobolka banaadir...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Dowladda Talyaaniga
Talaado: January 11, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho...
Golaha Bulshada Banaadir oo hanjabaad uga jawaabtay go’aankii maamulka gobolka
Talaado: January 11, 2022 Golaha Bulshada Banaadir ee maalmihii u dambeeyay waday qaban-qaabada banaanbax weyn oo looga soo...