10 qof oo ku dhimatay weerar ay gaysteen kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay waqooyiga dalka Burkina Faso.
Axad: January 16, 2022 Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay weerar ay gaysteen kooxo loo maleynayo inay...
Xukuumadda Somalia & QM oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Doorashada
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha Soomaaliya...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo gaaray deeganka Farlibaax
Axad: January 16, 2022 Wafdi uu hor kacayay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa gaaray deeganka Farlibaax...
Dowladda Qadar oo Noqotay Dowladii ugu horeysay oo cambaareysay weerarkii Argagixisada ee Afayeenka XukuumaddaMacalimuu
Axad: January 16, 2022 Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxisada maanta la beegsadeen Afhayeenka Xukuumadda...
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Dalka Mali oo geeriyooday
Axad: January 16, 2022 Madaxweynihii hore ee dalka Mali, Ibrahim Boubacar Keïta, ayaa geeriyooday isaga oo ay da’diisu...
Wararkii ugu dambeeyey xaaladda caafimaad ee Macallimuu iyo Rooble oo ka hadlay
Axad: January 16, 2022 Xaaladda caafimaad ee afhayeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan aad u wanaagsan, kaas oo waxyeelo...
Daawo Qaraxa Afayeenka Xukumada Soomaaliyaa Lala Eegtay Qarax Is Miidaamin Ah
Office Nairobi Kenya
Cabbaas “4-taas maamul waxay noqdeen milkiyad uu Farmaajo leeyahay”
Axad, 16 Janaayo 2022 [Qaranimo Online] C/rashiid Faarax ayaa soo dhoweeyey in la dardargeliyo soo xulitaanka xildhibaanada aqalka...
Diblumaasi ka tirsan safaaradda Soomaalida Talyaaniga oo shaaca ka qaaday heshiiska Cabdi Siciid uu la galay Med-Or
Axad, 16 Janaayo 2022 [Qaranimo Online] Diblumaasi ka tirsan safaarada Soomaalida Talyaaniga, kana gaabsadsay in magaciisa la xuso...
Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay Baalle oo jawaab ka bixiyey
Axad: January 16, 2022 Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo wareysi siiyey Telefishinka Universal...