Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda oo Caafimaad dibadda ah loo qaaday
Afhayeenka Xukuumadda M Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka dibaddiisa, waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden Cadde...
UK oo Somalia ugu deeqday lacag wax looga qabanayo Abaaraha
Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo...
Shirka xiriirinta Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo Maanta qabsoomay
Shirka ayaa waxaa guddoomiyay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed...
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari oo Isimada kala hadlay Arrinta Boosaaso
Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari uu dhawaan...
Dowladaha Australia & New Zealand oo Diyaarado dagaal u diray dalka Tonga
Diyaaradaha dagaalka ee Australia iyo New Zealand ayaa loo diray dalka jasiiradaha ka kooban ee Tonga, si ay...
DF Somalia oo faah faahisay xaaladda Caafimaad ee Mocalimuu
Waxaa aad u wanaagsan xaalada caafimaad ee afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay qarax...
Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Magaalada Beledweyne
Isniin: January 17, 2022 Wafdi saraakiil ah oo Taliyaha ciidanka dhulka ee xooga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi...
Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Banaadir oo kulan la qadatay Guddiga Abaaraha
Isniin: January 17, 2022 Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo shir la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee...
Shey-baarka Xoolaha oo laga dhagax dhigay Galmudug
Isniin: January 17, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta , horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir Geelle...
Cali guudlaawe oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga degaanada Hi-shabelle
Isniin: January 17, 2022 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Dowladda Hirshabeelle....