Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.
Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch Christian...
Safiirka Cusub ee Mareykanka ee Somalia oo Muqdisho soo gaaray
Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta soo gaaray Danjiraha cusub ee Mareylanka u soo Magacaabay Soomaaliya Danjire Larry André, kaas...
Shan magaalo oo biyaha hoostooda ku yaalla
Isniin: January 24, 2022 Magaalooyin tira badan oo ay biyuhu qariyeen ayaa daafaha dunida laga helaa, iyaga oo...
Caalamka oo wajahaya xasarad kalkaaliyayaasha caafimaadka ah aduunka
Isniin: January 24, 2022 Warbixin cusub ayaa ka digaysa in caalamka uu wajahayo xasarad dhanka kalkaaliyayaasha caalamka ah,...
alshabaab oo Saakay Weerar ka gaysatay gudaha Kenya Weeraray Baabuur Badana Gubay
Isniin: January 24, 2022 Ugu yaraan 8 gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa ku gubtay kadib markii...
Odayaasha Dhaqanka ee Soo Dooranaysa HOP270 iyo HOP271 oo lashaaciyay
Isniin: January 24, 2022 Guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka...
Ciidamo lamaga baxay ATMIS oo lagu Badalaayo Ciidamada AMISOM
Isniin: January 24, 2022 Ciidamo Midowga Afrika ah oo loo bixiyay ATMIS ayaa mas’uuliyadda kala wareegaya ciidamada AMISOM...
Ciidamada Galmudug iyo rag hubeysan oo xalay ku dagaalamay Caabudwaaq
Isniin: January 24, 2022 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaare kala duwan oo xalay ka...
Cabdikariin Qalbi dhagax oo ka hadlay go’aanka ka soo baxay Golaha wasiirada.
Isniin: January 24, 2022 Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi-dhagax oo golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii lagu daray...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo baaq ka soo saaray Abaaraha Baahsan ee kajiro Hir-Shabeelle.
Isniin: January 24, 2022 Iyadoo qeybo badan oo ka mid ah Gobolada Soomaaliya ay ka jirto abaar daran...