Dil loogu geestay Magaalada Boosaaso Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso ee Maamulka Puntland Barkhad Guduudane Buryar
Arbaco: January 26, 2022 Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan...
Ciidamada Dowladda oo shegay in ay dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Arbaco: January 26, 2022 Ciidamadda Xoogga Dalka iyo kuwa NISA ayaa bariga magaalooyinka Dhusamareeb iyo guriceel howlgalo ay...
Diyaarad Sidday Ciidamo Farabadan Oo Ka Degtay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne
Arbaco: January 26, 2022 Diyaarad sidday Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u...
Magacyada saraakiishii ONLF ee QALBI-DHAGAX kahor laga dhiibay Soomaaliya
Arbaco: January 26, 2022 Xubnaha Ururka ONLF ee muddada dheer dagaalka hubeysan kula jiray dalka Itoobiya ayaa marara...
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb gaaray
Arbaco: January 26, 2022 – Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Norway Anniken Huitfeldt.
Arbaco: January 26, 2022 -Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada...
Dad ku dhintay isbuurasho ka dhacday garoon ay ka socotay ciyaaraha koobka Qaramada Afrika
Arbaco: January 26, 2022 Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday garoon kubaddeed oo ku...
Waqooyiga Itoobiya oo uu mar kale dagaal ka bilawdey
Arbaco: January 26, 2022 Maamul gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya, ayaa ku eedeeyey ciidamada gobolka ay dariska yihiin...
Golaha wakiillada Somaliland oo soo saaray xeerka xakameynta tahriibka
Arbaco: January 26, 2022 Golaha wakiillada ee JamhuuriyaddaSomaliland ayaa meel mariyey xeerka xakameynta iyo la dagaallanka tahriibka iyo...
Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaad hubeysan oo xalay dagaal ku dhexmaray Muqdisho.
Arbaco: January 26, 2022 Ciidamo ka tirsan Booliska soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeysan oo jaadka laga keeno dalka Kenya soo...