Gudiga Doorashooyinka Oo Soo Dhaweeyey Talaabo ay Qaaday Koonfurgalbeed ee Doorashada Baraawe
Axad: January 30, 2022 Guddiga doorashooyinka heer Faderaal ayaa soo dhaweeyay shaacinta deegaan doorashada 2aad ee magaaladda Baraawe...
Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya oo sheegtay in dedaallada dibloomaasiyadda horumar laga gaaray iyo wada hadalka socda
Axad: January 30, 2022 Kooxda TPLF ee mudada sanadka ka badan dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya, ayaa sheegtay...
Amb Baalle oo dacwad ka gudbiyay Wiil uu dhalay Eng. Yariisow oo ah Xoghayaha koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Newyork.
Axad: January 30, 2022 Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Amb. Abuukar Baalle ayaa dacwad ka gudbiyay Wiil uu...
Amaanka Jowhar oo aad loo adkeeyay xili beri halkaasi ay ka dhaci doonto Doorashada 5 kursi.
Axad: January 30, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa soo gunaanuday Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Golaha Shacabka...
Masuuliyiin ka socotay Degmada Kaaraan oo isbitaalka ku booqday Taliyaha Saldhiga Booliiska Degmadaasi.
Axad: January 30, 2022 Masuuliyiin ka socotay degmada Kaaraan ayaa xalay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku booqday...
Maxkamad ku taal Congo oo xukun dil ah ku ridday dad lagu eedeeyay inay dileen Khuburo ka tirsan Q M.
Axad: January 30, 2022 Maxkamad militari oo ku taal Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo ayaa 51 qof ku xukuntay...
Koonfur galbeed oo maanta qabaneyso Doorashada Shan kursi.
Axad: January 30, 2022 Magaalada beeydhabo ee xarunta ku meelgaarka ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya, Waxaa maanta lagu...
wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya oo xoog ku galay xarunta Doorashada Gobolada waqooyi
Axad: January 30, 2022 waxaa mudo kooban hakad gashay shaqada guddiga doorashada kuraasta baarlamaanka ee gobollada waqooyi, kadib...
Wasiir Dubbe: “Agaasime Sharma’arke xaaladdiisu wey soo hagaageysaa”
Axad: January 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe...
Isbitaalka taqasusiga ee Dalmar oo daahfuray Qeybta cusub ee sifeynta Keliyaha (Sawirro)
Isbitaalka taqasusiga iyo Tacliiimiga ee Dalmar (Dalmar Specialist & Teaching Hospital) oo ka mid ah Isbitaalada casriga ah...