Askari ka tirsan ciidamada Dowlada oo Askari kale ku dilay Beled-Xaawo.
Sabti: February 12, 2022 Wararka ka imaanayo Degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Askari ka tirsan...
Maraykanka oo lacag uu Afghanistan ka xayiray ku bixinaya dacwadahada dadkii ku waxyeeloobay 9/11
Sabti: February 12, 2022 Xukuumadda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay ku bixiso lacag dhan 7 bilyan oo doolar...
Xaaladda Ukraine: Maraykanka oo rumaysan in Ruushka uu dagaal go’aansaday
Sabti: February 12, 2022 Ciidamada Ruushka waxa ay diyaar u yihiin inay ku duulaan Ukraine “xiili kasta”, sidaa...
Guddiga Doorashoyinka G/Woqooyi oo shaaciyay Jadwalka 7 kursi.
Sabti: February 12, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi...
Soomaaliya iyoTurkiga oo ka wada hadlay arimo ku saabsan iskaashiga labada dal.
Sabti: February 12, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka...
Doorashada kuraas ka kamid ah Gollaha shacabka oo Maanta Dhuusamareeb lagu qabanayo.
Sabti: February 12, 2022 Waxaa maanta lagu wadda in magaalada Dhuusamareeb ee casimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ay ka...
Ciidanka Danab oo Hawlgallo Qorshaysan fulliyay
Sabti: February 12, 2022 Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan...
Wasaaradda Haweenka oo tababar u soo xirtay Agaasimayaal Guud
Khamiis: February 10, 2022 Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed...
Dowladda Soomaaliya oo QM ka dalbatay Baaritaan ku aadan dhimashada dhalinyaro Soomaaliyeed
Khamiis: February 10, 2022 : Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay gaar ahaan hay’adda u qaabilsan Qaxootiga,...
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxa WFP
Khamiis: February 10, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa...