Ruushka oo sheegay in ciidammadiisa uu dib uga celinayo xadka Ukraine
Talaado: February 15, 2022 Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay dib u celinayso ciidammadeeda ku sugan goobaha u...
Madax sarsare oo uu ka mid yahay Taliyaha booliska Col C/lahi Cabdi xabsi guri lagu galiyay Jabuuti
Talaado: February 15, 2022 Ilo wareedyo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa BBC u xaqiijiyey in Taliyaha booliska Col...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble oo magacaabay guddi ka shaqeeya gargaarka abaarta
Talaado: February 15, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa goor dhaweyd soo saaray bayaan uu ku...
Hay’adda IRC oo ka digtay in si degdeg wax loogaga qabto dhaqaalaha Afgaanistaan
Talaado: February 15, 2022 Hay’adda Caalamiga ah ee IRC ayaa waxa ay ku boorisay Mareykanka iyo wadammada reer...
Hirshabeelle oo shaacisay xilliga la qabanaayo doorashada lix kursi
Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu...
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo is casilay
Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha ee dowlad Goboleedkw Galmudug CAbdinasir Geelle Cilmi ayaa is ka casilay xilkii Wasiirka...
Shir ku saabsan horumarinta degmooyinka Soomaaliya oo ka socda Ruwanda
Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Ayaa Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb...
Jabuuti oo Xabsi Guri ka dhigtay taliyeyaal looga shakiyay Afgembi
Dowladda Jabuuti ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay Xabsi guri ka dhigtay Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Milateriga...
QM oo ka walaacsan xiisada Ukaine ee sii kordheysa
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee...
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay Bajaajle
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Askari katirsan Ciidamada dowladda kaas oo Magaalada...