Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergeda Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas...
Waa sidee xaaladda Soomaalida Istanbul ka dib dhul-gariirkii xoogganaa ee ku dhuftay
Dhowr dhulgariir oo is xigxiga ayaa maanta ka ku dhuftay magaalada Istanbul sida ay sheegtay Waaxda musiibooyinka Turkiga....
Midowga Yurub oo bogaadiyey waxqbadka dowladda Soomaaliya
Muqdisho – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson ayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uga mahadcelisay...
Guddiga Doorashooyinka DFS oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada Kuraasta Bannaan
Muqdisho – Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaaciyey jadwalka doorashada kuraasta bannaan ee Golaha Shacabka, kuwaas...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqday goobaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada Shangaani
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho dhiirrigelin ah ku tagay xarumaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha...
President Hassan Sheikh Receives FIFA Council Member and Djibouti Football Chief at Villa Somalia
Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, received Mr. Souleiman...
Sababta booliska Australia ay toogasho ugu dileen nin Soomaali ah oo Afrikaanka Melbourne ay ka caroodeen
Booliska Australia ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen nin ka mid ah Soomaalida ku nool magaalda Melbourne...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay xubin sare oo FIFA ka tirsan
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay maantay Mudane Suleyman Xasan Waaberi oo...
Ciidamo gaaraya ilaa 500 oo askari oo Turki ah ayaa kusoo wajahan Soomaaliya
In ka badan 500 oo askari oo Turki ah ayaa toddobaadkan soo gaaray caasimadda Soomaaliya, sida ay sheegeen...
Deegaan ay mar Itoobiya sheegtay In “marin badeed laga siiyey” oo Somaliland ay deked ka dhisayso
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in la dhamaystiray wejigii hore qiimeynta ee dhismaha Dekedda Lughaya,...