Tirada qaxootiga Ukraine oo kor u dhaaftay 1 milyan
khamiis: March 3, 2022 Iyadoo Ruushku uu sii wado duqeymaha ay ku hayaan magaalada labaad ee ugu weyn...
Khubaro: militari ahaan, Ruushka musiibo ayuu kala kulmay duulaanka Ukraine
khamiis: March 3, 2022 Duulaanka Ruushka ee Ukraine ayaa si lama filaan ah waxaa u hareeyey khaladaad istaraatiiji,...
Faransiiska oo fariin u diray shacabkiisa ku nool Ruushka
khamiis: March 3, 2022 Dawladda Faransiiska ayaa muwaadiniinteeda u sheegtay in ay Ruushka ka baxaan haddii joogitaankoodu aanu...
Madaxda magaalada Mariupol oo ka cabanaaya biyo la’aan iyo koronto la’aan
khamiis: March 3, 2022 Maamulka Mariupol ayaa ku eedeeyay Ruushka in uu si ula kac ah u weerarayo...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda UK oo sheegtay in wax ka qabashada gardarrada Ruushka uusan aheyn dagaal u yaala Ukraine
khamiis: March 3, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UK Liz Truss, oo ku sugan Lithuania oo ay weheliyaan...
Hormuud Telecom oo ku guuleysatay billadda GLOMO Awards
khamiis: March 3, 2022 Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa markii ugu horreysay waxa ay ku guuleysatay Abaalgudka Hal-abuurka...
Zelensky oo Yahuuda Aduunka ugu Baaqay inay Kacaan oo Codkooda kor u qaadaan
khamiis: March 3, 2022 Yahuudda dunidu waa in aysan iska indha tirin duulaanka Ruushka ee Ukraine ayuu yiri...
Diyaaradaha Ruushka oo soo galay Hawada Sweden kuna soo xad-gudbay
khamiis: March 3, 2022 Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa shalay ku soo xadgudbay hawada Sweden, sida uu sheegay...
Cumar cabdirashiid oo Si kulul uga Hadlay Doorashada Dalka kasocota
khamiis: March 3, 2022 Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo wareysi cusub bixiyey ayaa...
Dhibaato xoogan oo laga soo sheegayo Mariupol oo ku taala xeebta Badda Madow
khamiis: March 3, 2022 Magaalada dekedda leh ee Mariupol ee ku taal xeebta Badda Madow ayaa waxaa weli...