Somaliland oo beenisay in markab shidaal u siday Berbera ay weerareen Xuutiyiinta
HARGEYSA — Maareeyaha Guud ee Kaydka Haamaha Shidaalka Somaliland ee Berbera Axmed Ibraahim Cabdi ayaa beeniyey warar sheegaya...
Kacdoon xooggan ayaa ka socda gobolka Amxaaradda iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenkii Itoobiya oo is casilay
ADDIS ABABA — Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobalka...
Abiy Ahmed oo ka hadlay midnimada Soomaaliya
ADDIS-ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay Khamiistii shalay in dalkiisa aanu dagaal marnaba la gali doonin...
Faaqidaadda: Doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka
MUQDISHO — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo...
R/Wasaare Ku-Xigeenka Ethiopia Demeke Mekonnen oo is casilay.
ADDIS ABABA — R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Ethiopia Demeke Mekonnen oo sidoo kale ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalkaasi...
Dhul-gariir xalay laga dareemay Xeebaha Jabuuti
JABUUTI — Waxaa xalay dalka Jabuuti laga dareemay dhul-gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.4 cabirka dhulgariirrada. Xarumaha la socodka dhulgariiradu...
Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubbada Hoose
KISMAAYO — Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta...
Madaxda maamul gobaleedyada iyo dooda dhameystirka Dastuurka
GAROOWE — Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka oo ka hadkay dhameystirka Dastuurka KMG ah ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaali waxa aan rabaa in aan u sheego Dastuurka wakhti uma dhinna.”
GAROOWE — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad ka jeediyay munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha...
Caleemo saarka Deni ma noqon doonaa madal lagu xalliyo khilaafka Federaalka iyo Puntland
GAROOWE — Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay marti-qaad u fidiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud...