Soomaalida Canada oo ka walaacsan Is-afragadki Itoobiya iyo Somaliland
TORONTO — Waxaa sii kordhaya walaaca Soomaalida ku nool qurbaha ay ka muujinayaan is-afagaradkii Somaliland iyo Itoobiya ay wada...
Wasiirka Gaashaandhigga oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Imaaraadka Carabta
Muqdisho — Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee...
Baarlamanka Soomaaliya oo billaabay doodda wax ka beddelka dastuurka
MUQDISHO — Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka dalka. Qodobada ugu horreeya...
Ivory Coast oo marki saddexaad hanatay Koobka Qaramada Africa
Xulka kubadda cagta dalka Ivory Coast ayaa ku guuleystay caawa Koobka Qaramada Africa, kaddib marki ay 2-1 uga...
Foreign Minister receives copy of the credentials of the new Kenyan Ambassador
Mogadishu — The Acting Foreign Minister and State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Ali...
Ciidamada Puntland oo howlgallo dad lagu xiray ka sameeyey Boosaaso
BOOSAASO — Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka billaabay inay saladhigyada u taxaabaan dad ay ka qabteen...
President Mohamud meets female MPs to discuss constitution finalization, military operation
Mogadishu – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with female members of the People’s Assembly and the Upper...
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey 10 safiir oo cusub
Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna...
Sheekh Shaakir” Fikirka Khawaarijka ah waa in Fikir laga horgeeyo, waxaana xambaarsan culumada
Muqdisho — Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhan ah Khawaarijta iyo...
Booliska Gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dabdamiska ee Muqdisho
MUQDISHO — Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa mar kale soo saaray amar ah in dadka degan dhulkii danta guud ee...