Baasaaboork Soomaaliya oo ka galay kaalin mug leh Baasaboorada Dalalka Geeska Afrika 2025
Baasaaboorrada dalalka Geeska Afrika ayaa sanadkan 2025 lagu qiimeeyay Henley Passport Index, iyada oo ay muuqato kala sarreyn...
Dalalka Islaamku ma waxay samaysanayaan awood ciidan oo la mid ah gaashaanbuurta NATO?
Kadib weerarkii Israa’iil ee caasimadda Qatar ee Dooxa ee ay ku bar-tilmaameedsatay madaxda Xamaas, waxaa sii xoogaysanaya dadaalka...
Itoobiya oo Xarigga ka Jartay Biyo-xireenka Renaissance (GERD)
Itoobiya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Biyo-xireenka Renaissance (GERD), mashruuca ugu weyn ee tamarta laga dhaliyo qaaradda...
Degmada Buur Hakaba oo loo diyasayo Garoomada Diyaaradaha
Degmada Buur Hakaba ee ku taalla Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkaan ku biirtay magaalooyinka leh garoomada diyaaradaha gudaha...
Dayax madoonaad laga arkay qeybo badan oo kamid ah aduunka
Meelo badan oo dunida waxaa xalay dadka daawanayeen cirka iyagoo eegaya markii dayaxu madoobaday, taas oo ah dhacdo...
Dayactir lagu sameeyay qaar kamid ah wadooyinka Gobolka Benaadir
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo weerarkii Ruushka ee Ukriane iyo wax xigi doona
Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa booqan doona Mareykanka Isniinta ama Talaadada si ay uga wadahadlaan siyaabaha loo joojin karo dagaalka...
Dugsiyada Soomaaliya oo Taleefoonnada Casriga ah laga Mamnuucay Ardayda
Mamnuucidda taleefoonnada casriga ah ee dugsiyada Soomaaliya waxay ka dhigan tahay in ardaydu aanay soo qaadan karin smartphones...
Japan oo ku dhawaaqday inay aqoonsanayso dowladda Falastiin
Dowladda Japan ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsan doonto dowlad-madaxbanaan oo Falastiin ah dhammaadka...
Maxaa sabab u ah mooshinka lasheegay ee ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galay Shirka 7aad ee China-Arab States Expo oo uu khudbad ka...