Britain oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab
Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay inay siweyn ula Shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya ee Xasan Sheekh...
Dabaal degyo aan horey loo arag oo Muqdisho ka dhacay kadib guushii Xasan Sheekh
Isniin: May 16, 2022 Dabaal degyo waa weyn oo aan horey loo arkay ayaa xalay ka dhacay magaalada...
Waa kuma Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud?
Isniin: May 16, 2022 Sanadkii 1955-kii ayuu Xasan Sheekh ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, ee dalka...
Xildhibaanada Aqalka Congresska Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud
Isniin: May 16, 2022 Xildhibaanada Aqalka Congresska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul...
Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.
. Isniin: May 16, 2022 –Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray Madaxweynaha 10-Aad ee JFS.
Isniin: May 16, 2022 -Raisul wasaaraha Soomaaliya maxamed xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Ciidamada Dowladda oo howlgallo lagu baadi Goobayo Al-Shabaab ka sameeyay Hiiraan.
Isniin: May 16, 2022 Ciidamadda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18-aad Ciidanka Kumaandooska GOR...
Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dalka.
Isniin: May 16, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS...
Itoobiya iyo UK oo u hambalyeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Isniin: May 16, 2022 Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay mar...
Itoobiya iyo UK oo u hambalyeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Isniin: May 16, 2022 Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay mar...