Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaaday Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee...
Military court sentences a soldier to 10 years prison term for spying to Al-Shabaab
Mogadishu – Court of the Armed Forces on Sunday sentenced a municipal civil guard, Dahir Ali Abdi after...
Madaxda Maaliyadda XFS oo Turkiga uga qeybgalay shir ku saabsanaa Iskaashiga Ganacsiga
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka...
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Dunida
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo...
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya guutada Gorgor
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray dhismaha Qeybta Baarista Danbiyada ee C.I.D
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub...
Soomaaliya & Turkiga oo wada saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Hydrocarbons-ka
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi uu...
Wasiir Fiqi oo guddoomiyay kulan heer Wasiir ah oo ay ka soo qeyb galeen Hey’adaha OCHA iyo FOA
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta guddoomiyay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)
Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo...
Qodobo kasoo baxay shir ay Muqdisho ku yeesheen culimada Soomaaliyeed
MUQDISHO — Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumada...