Sheekh Cusmaan Barre “ Dowladii Farmaajo dadka waxay ka dhigtay qof cabsi ku nool, qof jeelka la dhigay iyo qof la dilay
Isniin: June 6, 2022 Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo ka mid ahaa madaxdii...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo sheegay in ay dib u riixi doonaan ciidamadda Ukraine inta ay reer galbeedka wadaan in hubka riddada dheer usoo diraan Ukraine.
Isniin: June 6, 2022 Waxaan hadda helnay falcelin dheeri ah oo ka timid Ruushka ka dib markii UK...
Hey’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa $100,000 ugu deeqday dadkii ku hanti belay dabkii ka kacay suuqa isgooyska Banaadir.
Isniin: June 6, 2022 Gudiga iyo Culimada Masjidka Abii Hurayra ee Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa Bilaabay ugurmashada...
Hay’adaha QM kala hadlay u gurmashada dadka ay saameeysay Abaarta
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah...
Guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha...
Madaxweyne Deni oo Guddiga doorashada kala hadlay dhameystirka doorashada qof iyo cod ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha...
Ciidanka NISA oo howlgal ku dilay Sarkaal katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay...
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay in Gole degaan loo sameeynayo Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah ku...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu magacaabay qaar ka mid Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedkaas.
Isniin: June 6, 2022 Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed...
Ruushka oo sheegay in uu geystay weerarro uu qasaare ku gaarsiyay Ciidamada Ukraine
Isniin: June 6, 2022 Ruushka ayaa ku andacoonaya in uu burburiyay dhismayaal warshadeed oo ku yaallay warshad dayactir...