Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Wasiirka Beeraha dalkaTurkiga oo ka mid ah wafdiga ka socda Dowladda Turkiga ee ka qeyb galaya Xafladda Caleemo...
RW Rooble oo baaq deg deg ah u diray Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo khdubad ka jeediyay Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ciidamada Somaliland oo rasaaseeyay Banaanbax ay dhigayeen mucaaradka & khasaaro ka dhashay
Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland,...
Mudaaharaad Haregeysa ka socda iyo mas’uuliyiin lagu xiray
Khamiis: June 9, 2022 Magaalada Hargeysa waxaa saaka ka bilowday bannaanbax uu soo qabanqaabiyeyeen xisbiiyada mucaaradka ah ee...
Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta
Khamiis: June 9, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya xafladda...
RW Rooble oo Muqdisho kusoo dhaweeyay M/weynaha Jabuuti & R/Wasaaraha Itoobiya
Khamiis: June 9, 2022 Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow kasoo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha...
Al-Shabaab oo shaacisay inay qarax ku dishay 15 ka tirsanaa ciidamada Danab
Khamiis: June 9, 2022 Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan kuwa...
Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliland oo lagu xiray Hargeysa
Khamiis: June 9, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa maanta xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed Aadan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli.
Khamiis: June 9, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar...
QM oo dhaqangelisay qaraar cusub oo sharaxaad ka dalbanaya golaha ammaanku markay isticmaalaan VETO
Khamiis: June 9, 2022 Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka dalbaday dalalka Shiinaha iyo Ruushka inay sharraxaad...