Israel oo maanta Dhoolatus militeri kasameenaysa xuduuda Jiida Gaza
Isniin:June 13, 2022 Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa sheegay Axaddii in ay dhoolatus milatari ku sameyn doonaan maanta oo...
Shir u dhaxeeya Somalida iyo Canfarta oo ka furmay Dalka Itobiya
Isniin:June 13, 2022 Kulankan oo ay soo diyaarisay wasaarada Nabada ee JDFI ayaa hal-ku-dheg looga dhigay ” isfahan...
Dad ka qeybgalay xaflad aroos oo la afduubtay
Isniin:June 13, 2022 Koox hubeysneyd ayaa ugu yaraan 29 qof ka afduubtay gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed ee Nigeria,...
Madaxweynaha Yukreeyn oo guulo kasheegtay dagaalka ay kulajiraan Ruushka.
Isniin:June 13, 2022 Madaxweynaha yukreeyn Faladamiir zalaniski ayaa shaaca kaqaaday in kudhawaad 40 kun oo kamid ah millatariga...
Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad oo maanta muqdisho ka bilaawday.
Isniin:June 13, 2022 Ku dhawaad 30 kun oo arday ayaa maanta u fariisanaysa imtixaamka shahaadiga ee dugsiga dhexe...
Xaaladda degaanka Bacda oo xalay dagaal qaraar ku dhexmaray Dagaalamayasha Al-Shabaab iyo Ciidamo Macawiisleey ah oo Dagan
Isniin: June 13, 2022 Waxaa saaka degan Xaaladda degaanka Bacda oo xalay dagaal qaraar ku dhexmaray Dagaalamayasha Al-Shabaab...
M/Weeyne Xasan Sheekh oo qaabilay Ergo ka socota dowladda Uganda
Axad: June 12, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Gaarka...
Xabsiga Dhexe ee Xamar oo lagu qabtay kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Dalka
Axad: June 12, 2022 Kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa lagu qabtay Xabsiga...
Guddoomiye ku-xigeen labaad ee Barlamaanka Galmudug oo soo dhaweyn kadib ka hadashay u jeedka safarka ay ku timid Gaalkacyo
Axad: June 12, 2022 Guddoomiye ku-xigeen labaad ee Barlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali, Ayaa soo dhaweyn kadib ka...
Wasiir Beyle oo qaabilay Wasiirka Maaliyadda Jubbaland
Axad: June 12, 2022 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqalaha Dawlad Goboledka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed oo...