Weeraro ka dhacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir Xalay fiidkii
Talaado: June 14, 202 Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weeraro xalay siyaabo...
Ra’iisul wasaaraha Canada oo laga helay Xanuunka Covid-19
Isniin: June 13, 2022 Raiisel wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyay ka dib laga...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo qaabishay Wafdi ka socda Hay’adda WHO
Isniin: June 13, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud iyo Qeybaha Wasaaradda ayaa qaabilay Wafdi ballaaran oo ka...
Ergeyga Abaaraha oo kulan la yeeshay ku-xigeenka Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka
Isniin: June 13, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Mudan...
Muwaadiniinta Israa’iil ee jooga Istanbul ee dalka Turkiga oo loo sheegay in ay ka baxaan dalka Turkiga
Isniin: June 13, 2022 Muwaadiniinta Israa’iil ee booqanaya maaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa loo sheegay in ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka
Isniin: June 13, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka...
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Cabdiraxmaan Bayle oo sheegay in Ciidamada Mushaarkooda ay diyaar yihiin
Isniin: June 13, 2022 Wasiirka wasaaradda maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shaaca ka qaaday lacagta ku jirtay qasnadda...
Dibadbaxyo weli ka socda Hindiya oo looga horjeedo aflegaadaynta Nebiga
Isniin: June 13, 2022 Waxaa dalka Hindiya kasii socdaa dibadbaxyada looga soo horjeedo hadallo lagu tilmaamay kuwa aflagaado...
Lacagta Jabaan ee yen-ka oo ka hoos martay Doollarka
Isniin: June 13, 2022 Lacagta Jabaan ee yen-ka ayaa gaartay heerkeedii ugu hooseeyey marka loo eego Doolarka tan...
Dhallinyarada Afrika ma ku qanacsan yihiin dowladahooda ?
Isniin: June 13, 2022 Sahano iyo cilmi baaris cusub oo la sameeyey ayaa lagu ogaaday in saddex meelood...