Madaxweyne Guudlaawe oo xilalka ka xayuubiyey xubno ka tirsan golihiisa wasiirada
Sabti: June 18, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilalkii ka qaaday labo wasiir...
Hay’adda Duulista Rayidka oo war kasoo saartay Shaqo joojinta Shirkaddaha duulimaadyada
Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa war kasoo saartay eedeyn maanta uga timid Shirkaddaha Duulimaadyada dalka oo ku...
Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.
Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha. Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda duulista...
Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay
Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee Dugsiyada Sare, waxana tirada...
Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh
Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la sheegay...
Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay
Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar...
35,000 oo arday oo u fadhiistay Imtixaanka dugsiga Sare ee dalka
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta...
Madaxtooyada Soomaaliya oo galabta ku martiqaadday weriyeyaal ka tirsan warbaahinta gaarka loo leeyahay 5 Sano kadib Daawo Muqaalka
Sabti: June 18, 2022 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa galabta ku martiqaadday weriyeyaal ka tirsan warbaahinta gaarka loo leeyahay shir-saxaafadeed...
In ka badan saddex meelood meel dadka Suudaan oo hadda wajahaya cunto yari ba’an
\Sabti: June 18, 2022 In ka badan saddex meelood meel dadka Suudaan ayaa hadda wajahaya cunto yari ba’an,...
Maamulka deegaanka Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud oo goob fagaare ah ku soo bandhigay saanad ciidan oo lagu furtay dagaalka shalay iyo Maxaabiis
Sabti: June 18, 2022 Maamulka deegaanka Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku...