Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Safaaradda Somaliya ku leedahay dalka Kenya
Talaado June 21, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta booqday...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta la kulmay ergadii iskood isku xilqaamay ee ku howlanaa...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag ku eedeysan dil & weeraro bambaano
Cabdi Xasan Rooble Maxamed, Cusmaan Xasan Macalim Aadan, Maxamed Abuukar Ibraahim Abiikar iyo Mucaad Maxamuud Maxamed ayaa loo...
Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo
Gudoomiye kuxigeenka ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobalka Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Maanta shir-gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay...
Akhriso: Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga Arrimaha Dastuurka ee la Magacaabay
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Xaruntooda waxaa ay ku yeesheen mid kamid ah kulamadooda caadiga...
Rooble oo Maanta guddoomiyay shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay...
Haweenay adeegto ka ahayd hoteel oo ka mid noqotay baarlamaanka Faransiiska
Talaado June 21, 2022 Rachel Keke ayaa ah haweenaydii ugu horeysay ee ka shaqeysa nadaafadda oo noqota guddoomiye...
Ruushka oo ku hanjabay in dalka Lithuania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u wajihi doono cawaaqib xumada
Talaado June 21, 2022 Ruushka ayaa ku hanjabay in dalka Lithuania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u wajihi...
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Fiqi oo difaacayo Rooble oo horay Prof. uu ugu eedeeyey afduub
Talaado June 21, 2022 Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo saaray qoraal uu ku...
Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon oo lagu wadaa inuu kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi
Talaado June 21, 2022 Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka...