Ciidamo tababaran oo ku hubeysan gaadiid dagaal watayna dareys u gooni ah oo dhoolatus ku soo bandhigay Koonfurta magaalada Gaalkacyo
Sabti: June 25, 2022 Ciidamo tababaran oo ku hubeysan gaadiid dagaal, isla markaana wata dareys u gooni ah...
Qoysas barakacayaal ah oo Guryo looga dhisay Gaalkacyo
Sabti: June 25, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad...
Agasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka oo kormeerey xarunta Dugsiyada lagu barto Wadista Gaadiidka
Sabti: June 25, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cali...
Sucuudiga oo sii daayey maxbuuskii ugu da’da yaraa ee dowladda u xirnaa
Sabti: June 25, 2022 Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqul insaanka ayaa sheegay in Sacuudi Carabiya ay sii daysay maxbuus...
Madaxweyne Biden “ Maxkamadda Sare waxay samaysay ‘go’aamo xun’
Sabti: June 25, 2022 Dhaleecayn dheeraad ah ayaa ka timid Madaxweyne Biden oo ku aaddan go’aankii maxkamadda sare...
Dowladda Marooko oo sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad aad u badan ay isku dayeen inay u gudbaan xadka Spain.
Sabti: June 25, 2022 Dowladda Marooko ayaa sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad aad...
Ciidamada Ruushka oo weerarro isdaba joog ah ku qaaday Ukraine kana weeraray dhanka Dalka dhulka Belarus
Sabti: June 25, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa weerarro isdaba joog ah ku qaaday Ukraine, kuwaas oo intooda badan...
Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in uu dagaalka soo gelinayo dal kale
Sabti: June 25, 2022 Xukuumadda Kyiv ayaa ku eedeysay Ruushka in uu dagaalka soo gelinayo dalka Belarus kadib...
Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay caasimadda Norway ee Oslo
Sabti: June 25, 2022 Bandhig faneed sanad La ah oo ka dhici lahaa caasimadda Norway ee Oslo ayaa...
Somali muddo dheer burcadbadeednimada ugu xirnaa Cummaan oo la keenay Magaalada Boosaaso
Sabti: June 25, 2022 Rag Soomaali ah oo tiradooda lagu sheegay 17 nin oo qaarkood muddo 12 sano...