Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo
Khamiis: June 30, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa...
Maamulka Hoyga Xamar oo war ka soo saaray xiisada dhulka la isku heysto ee iskuulka
Khamiis: June 30, 2022 Guddoomiyaha dugsiyada Hoyga Xamar Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan dhulka...
Xildhibaannada labada Aqal oo ansixisay miisaaniyadda dowladda ee 2022
Khamiis: June 30, 2022 Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta...
Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya oo MW Xasan Shiikh ugu baaqay in la soo celiya xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
Khamiis: June 30, 2022 Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ka hadlay...
‘Trump oo isteerinka gaariga kula dhagay darawalkiisa
‘ Khamiis: June 30, 2022 Ilaa hadda guddiga Koongress-ka ee baaraya weerarkii 6-dii bishii January ee ka dhacay...
Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray kaam ay ku noolyihiin barakacayaal
Kahmiis: June 30, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kormeeray xaafadda Danwadaagta ee Degmada Dhoobley...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye
Kahmiis: June 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa...
Meydadka Tahriibayaal laga helay Saxaraha Liibiya
Kahmiis: June 30, 2022 Meydadka 20 qof oo tahriibayaal isla markaasna maalmo lagu la’aa Saxaraha Liibiya ayaa maanta...
Xafiiska Hanti-dhowrka oo looga yeeray baarlamaanka Puntland
Kahmiis: June 30, 2022 Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku leh Caasimada Garoowe, waxaa looga...
Hirshabelle oo sheegtay in ay qaadeen jidgooyooyinkii yaalay deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe
Kahmiis: June 30, 2022 Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen taliska ciidamada booliska Hir-shabeelle iyo Saraakiisha Militariga...