Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay saraakiil iyo askar lagu tababarayo Turkiga
Arbaco: July 05, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta,...
Itoobiya iyo Sudaan oo ka wada hadlay xiisada u dhaxeeysa labada dal.
Arbaco: July 05, 2022 Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyo hoggaamiyaha Sudan, Abdel Fattah al-Burhan, ayaa ka wada...
Wadahadal la filayo in uu saaka u furmo xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Soomaaliland
Arbaco: July 05, 2022 Kulan fool ka fool ah ayaa saaka la filayaa in ay iskugu yimaadaan masuuliyiinta...
Khasaare kala duwan oo ka dhashay dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda.
Arbaco: July 05, 2022 Xalay waxaa magaalada Muqdisho muqisho ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda...
Ciidamada Dowladda oo Howlgallo kala duwan saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay Muqdisho
Arbaco: July 05, 2022 Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya iyo kuwa nabad sugidda ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa...
Weerar lagu qaaday kolonyada madaxweyne Afrikaan ah oo muslim ah
Arbaco: July 05, 2022 Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday kolonyo uu la socday madaxweyana Nigeria Muhammadu Buhari...
William Ruto ” Uhuru Kenyatta intaan madaxtooyada ugu tagay ayaan dharbaaxi rabay’
Arbaco: July 05, 2022 Madaxweyne ku xigeenka hadda xilka haya ee dalka Kenya, William Ruto, ayaa ka jawaabay...
Booliska Soomaaliya oo sheegay in ciyaal weeradii ay isku badeleen koox abaabulan
Talaado: July 5, 2022 Shir deg deg ah oo maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen taliyeyaasha booliska degmooyinka...
Xasan shekh âSoomaaliya iyo Turkiga waxa ay ku naalooyeen xiriir taariikhi ah, kaas oo ku qotoma ia-ixtiraam iyo iskaashi
Talaado: July 5, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta siyaasadda, dhaqaalaha iyo...
Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.
Talaado: July 5, 2022 Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS...