Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga
Talaado: July 05, 2022 Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Booqasho rasmi...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee ku kool Turkiga
Talaado: July 05, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Wafdi ka socdo Dowladda Soomaaliya oo ka qeeyb gelayo Shir Madaxeedka IGAD
Talaado: July 05, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Guuleed ayaa magaalada Nairobi...
Tahriibayaal Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Dalka Tunisia.
Talaado: July 05, 2022 Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Tunisia ayaa ku guuleystey in ay badbaadiyaan 97 tahriibayaal...
Milateriga Suudaan oo war hor leh ka soo saaray xaaladda
Talaado: July 05, 2022 Taliyaha militeriga Suudaan Janaraal Cabdel Fataax Al Burhaan ayaa sheegay in ciidanka ay waddada...
Dabaylo aad u xoogan oo ku dhuftay deegaanno kamid ah Puntland
Talaado: July 05, 2022 Waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacaysay qaybo ka mid ah deegaannada Puntland dabayl...
Guddiga La Dagaallanka Musuqmaasuqa Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday UN
. Isniin:July 4, 2022 Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo uu hoggaaminayo Madaxa Xafiiska UNODC...
Madaxweynaha Hirshabeelle Oo ku baaqay In Gurmad La Gaarsiiyo Dadka ay Abaarta Sameeysay
. Isniin:July 4, 2022 Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay Wasiirka Amniga gudaha, Wasiirka...
Raysal wasaaraha Itoobiya oo Jabhadda Xureynta Oromada ee OLF ku eedeeyey iney markale xasuuq ka geysteen galbeedka dalkaasi.
Isniin:July 4, 2022 Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa Jabhadda Xureynta Oromada ee OLF ku eedeeyey iney markale xasuuq ka...
Dufaan boor wadata oo Iiraan ku kallifay iney goobaha waxbarashada albaabbda isugu dhufato
Isniin:July 4, 2022 Duufaan boor wadata oo ku dhufatay magaalada Tehran ayaa dowladda Iiraan ku kallifay iney Isniinta...